6 tijaabood baad leedahay inaad erey oo qarsoon ku sheegtid. Tijaabo walba kadib, boosaska midaboohood baa is badalaayo sidaad u fahamtid inta aad u jirtid erayga qarsoon.
Xarafka W booskii loogu tologalay ayuu ku jiraa.
Xarafka U erayga wuu ku jiraa, laakin boos qaldan baad galisay.
Xarafka L kuma jiro erayga.